Skip to content

HAWSHA

Puntland Maritime Police Force hawsheedu waa in ay nabadda iyo xasiloonida gobolka xoojiso iyada oo niyad jebinaysa, ka hortegaysa, ciribtiraysana burcadbadeedda, kaluumaysiga sharcidarada ah iyo dembiyada kale ee xeebaha ka dhaca; ilaalinta khayraadka badda; iyo qaybinta gargaarka la gaarsiinayo dadka Soomaaliyeed.

%d bloggers like this: