Skip to content

Puntland Maritime Police Force

Somali piracy represents a true threat to the international community as it imperils the safety of maritime routes and exacts a significant toll on global commerce. The scourge of piracy is also having a corrosive effect on land, particularly in the Puntland State of Somalia, where it is threatening to undermine traditional societies, local economies, and the rule of law.

The Puntland Maritime Police Force (PMPF) is a vital component of the Puntland Government’s multi-faceted anti-piracy strategy and consistent with the international community’s urgent calls to action. The PMPF’s activities are directed solely at disrupting pirate havens, securing the distribution of humanitarian assistance and enforcing coastal fishing and navigation laws.

The land-based PMPF carries out its mission from strategically important coastal sites. It plays no role in border disputes. In fact, the PMPF furthers the restoration and sustainability of security in Somalia generally, a key pillar of the larger reconciliation efforts supported by the international community.

Puntland Maritime Police Force

(Ciidanka Ilaalada Badda Puntland)

Waa ciidan xirfad leh oo ah ilaalada xeebaha lagana qoray deegaanka si ay ula dagaalamaan burcadbadeedda una ilaaliyaan khayraadka badda Puntland

Burcadbadeeda Soomalidu waxay khatar cad ku tahay bulshada caalamka maadaama ay halis ku tahay amniga marinada badda ee ganacsiga aduunku isaga goosho waxayna kharash dheeraad ah ku kordhisa sicirka ganacsiga aduunka.

Masiibada ay keentay burcadbadeedu waxaa kale oo ay saamayn xun ku leedahay berriga, gaar ahaanna maamulgoboleedka Puntland ee Somaliya, halkaas oo ay khatar wayn u tahay in ay daciifiso dhaqanka bulshada ee soo jireenka ahaa, dhaqaalaha maxaliga ah iyo dhawrista sharciga.

PMPF waa qayb lagamamaarmaan u ah stratejiyada Dawladda Puntland ay kula dagaalamayso burcadbadeedda oo ah mid wajiya badan waxayna waafaqsantahay baaqqa bulshada caalamku ugu yeerayso in si degdeg ah talaabo loo qaado . PMPF waxqabadkeedu waxaa kaliya oo uu ku jihaysanyahay in ay u diidaan burcadbadeeda in ay nabad ku fadhiyaan goobaha ay joogaan, in ay sugaan amniga qaybinta gargaarka aadanaha iyo in ay dhaqangeliyaan sharciyada kaluumaysiga iyo badda.

PMPF oo ah ciidan saldhigoodu yahay berriga waxay ka hawlgalaysaa goobo ah istratejiyo muhiim ah kuna yaal xeebaha. Door kuma laha muranka xuduudaha. Ru ahaantii, PMPF waxay horumarisaa soo celinta iyo joogtaynta amniga guud ee Soomaaliya, taas oo ah tiir muhiim u ah dadaalka nabadaynta iyo heshiisiinta ay bulshada caalamku taageerayso.